BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
Markaad kaadiso kadib, ma dareentaa inay dhibco kaa soo dareeraan? Ogow xanuunka ku haya
Dhibicda kaadida ee timaada dhowr ilbiriqsi kadib marka la kaadiyo ama musqusha laga soo baxo waxaa loo yaqaanaa Post-Micturition Dribbling ama PMD.
U diyaar garowga saacadda qiyaamaha: Ma dhamaadkii dunida ayaa lagu dhawaaday?
anaayo 27, 2026, Alexandra Bell, oo ah madaxweynaha iyo agaasimaha guud ee Bulletin of the Atomic Scientists, ayaa ku dhawaaqay in saacada qiyaamaha (Doomsday) loo raray saqda dhexe oo dhiman 85 ilbiriqsi.
TOOS, Mareykanka iyo Iran ayaa markale weeraro is-weydaarsaday
Iran waxay ku dhawaaqaday in ay soo ridday diyaarad aan duuliye laheyn oo Mareykanku leeyahay isla markaana ay duqeysay xarumo ciidan
Mareykanka oo weeraray qalabka gantaallada laga rido ee Iiraan oo ku yaala jasiiradda Larak
Iiraan ayaa sheegtay in duqeyntaan ay ku dhinteyn laba qof, halka laba kalena ay ku dhaawameyn, weerarkaan ayaa noqonaya kii ugu horreysay tan iyo bishii Luulyo
Mareykanka oo qorsheynaya in uu kaalmada milatari ka jaro Kurdiyiinta
Masuuliyiinta Kurdiyiinta ayaa ka cabsi qaba in jarista kaalmada milatari ay abuuri karto in ay dhacdo awood marnaasho, isla markaana ay dhiirrigelin karto Iran, oo boqolaal gantaallo iyo diyaarado aan duuliye lahayn ku weerartay Kurdistan-ta Ciraaq tan iyo markii madaxweynaha Maraykanka Donald Trump uu dagaalka la galay Tehran.
Madaxweyne hore oo lagu helay inuu lacag lunsaday oo xabsi lagu xukumay
Qareennadiisa ayaa sheegay inay racfaan ka qaadan doonaan go'aanka maxkamad ku taalla caasimadda Quito
Maxay iyagoo da'yar u dhintaan dadka jirka-dhista?
Ciyaartooydan waxay sidoo kale halis ugu jiraan in uu wadnaha degdeg u istaago oo sidaas ku geeriyoodaan. Dhallinyarada iyo dadka caafimaadka qaba uma geeriyoodaan inta badan wadno-xanuun.
Waa kuwee saxiixyada ugu muhimsan ee kubadda cagta ee dhacay 2026? iyo xiisaha suuqa kala iibsiga
Waxaan eegi doonnaaheshiisyada ugu waaweyn iyo tirooyinka cusub ee dhanka dhaqaalaha ee ugu muhiimsan ee laga diiwaangeliyay "suuqa kala iibsiga ciyaartoyda", kaas oo waddamada Yurub badankooda ku eg maalinta koowaad ee bisha Sebtembar.
Shan caqabadood oo adduunku wajahayo sanadkan 2026 iyo sida ay u saamayn doonaan Afrika
Hubanti la'aan ayaa kusii kordheysa udub-dhexaadka dhaqaalaha adduunka, sida laga soo xigtay Warbixinta Khataraha Caalamiga ah ee shirkii Dhaqaalaha Adduunka ee 2026, oo la daabacay Janaayo 14, 2026. Daabacaaddan 21-aad, shir-madaxeedku wuxuu ka digay in adduunku uu si isasoo taraysa u galayo xilli khilaaf, kala qaybsanaan, iyo hoos u dhac ku yimaada iskaashiga caalamiga ah.
Iiraan oo war ka soo saartey cunaqabateynta Maraykanka iyo xannibaadaha marinka Hormus
Dowladda Iiraan waxay tilmaantay inay si is barbar socda u waddo waddooyinka diblomaasiyadeed iyo kuwa difaaca, iyadoo diiradda saareysa yareynta sicir bararka, bixinta fursadaha shaqada, taageeridda wax soo saarka maxalliga ah, iyo si tartiib tartiib ah u yareynta ku tiirsanaanta doollarka.
Boqorkii ugu da'da yaraa dunida, oo geeriyooday isagoo 34 jir ahaa.
Waxaa loogu baaqay shacabka Tooro inay midnimo, deggenaan iyo duco ku wajahaan waqtigan adag,
Tuugo maalin cad Matxaf ka dhacay katiinad qiimuheedu dhanyahay afar milyan oo doollar
Booliiska ayaa sheegay in labada qof ee looga shakisan yahay falkan ay galabnimadii Khamiistii burburiyeen.
BBC Somali kala soco TikTok
Ugu hor hel wararka iyo xogta naadirka ah
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Fan iyo Dhaqan
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Diin iyo Taariikh
Xul
Raysal wasaaraha Canada oo wajahaya tijaabo muhiim ah kadib markii uu ka baxay heshiiskii Trump
Ra’iisul Wasaaraha Canada wuxuu wajihi doonaa tijaabo muhiim ah, maadaama uu u baahan yahay inuu shacabka ku qanciyo in go’aankiisii ahaa inuu ka tanaasulo wadaxaajoodyadii Aqalka Cad uu u qalmo cawaaqibka ka dhalan kara.
Garsoore Mareykan ah oo xayiradda fiisaha ka qaaday Soomaaliya iyo 74 dal oo kale
Garsoore Mareykan ah ayaa Jimcihii 21-kii Agoosto baabi'iyay siyaasadda maamulka Donald Trump ee hakisay fiisooyinka muwaadiniinta 75 waddan, oo ay ku jirto Soomaaliya.
Nolosha qarsoodiga ah ee hoggaamiyaha Iiran iyo shaki laga muujiyay xaaladdiisa nololeed
Toddobaadkii hore, waxaa magaalooyinka Tehran, Qom iyo Mashhad lagu qabtay xuska sannad-guuradii 40-aad ee geeridii Cali Khamenei. Xuska munaasabdaas, Mojtaba Khamenei kama uusan soo qaybgelin taxanaha cusub ee xafladahaas, mana jirin wax muuqaal ama cod ah oo laga baahiyay isaga.
Muxuu waddankaan saaxiibka la ah Soomaaliya u diiday in uu ku biiro heshiiska Turkiga, Sacuudiga iyo Pakistan?
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Turkiga Hakan Fidan ayaa hore u sheegay in Masar ay ku biiri karto heshiiska marxalad dambe, sababtoo ah, sida uu sheegay, Qaahira waxaa loo arkaa "saaxiib dabiici ah" oo ka tirsan saddexda waddan.
Cabdi Daysane oo BBC uga warramay guusha uu ka gaaray doorashada Minnesota
Natiijada doorashada hordhaca ah waxay Daysane u tahay tallaabo muhiim ah, waxaana uu hadda diiradda saari doonaa doorashada guud iyo ololaha ballaaran ee ka horreeya.
Trump oo qirtay in si qarsoodi ah loo saaray diyaarad aan ahayn tan madaxweynaha cabsi laga qabo Iran
Arrintan ayaa soo shaac-baxday ka dib markii la soo wariyay in Trump uu raacay diyaaradda Air Force One 8-dii July iyadoo ay arkayaan kamaradaha telefishinka, ka hor inta uusan ku dhuuman gaari cuntada qaada si loogu wareejiyo diyaarad milatari.
Sidee BBC-du ugu suurtagashay inay dabagal ku hesho madaxii sirdoonka Bashar al-Assad ee is qarinayay?
Waxaan sawirro ka qaadnay bog kasta oo ka mid ah buug-xusuustii laga helay guriga Hussam Luka, markii aan London ku soo laabannayna, waxaan bilownay inaan hubinno dhammaan 155-ka lambar ee taleefan ee ku qornaa.
Warar sheegaya in Trump uu ku dhex dhuuntay gaariga cuntada ee gudaha diyaarad sir ah cabsi laga qabay hanjabaadda Iiraan
Warbaahinta Mareykanka ayaa sheegtay in madaxweynaha Mareykanka laga wareejiyay diyaaraddii hore ee Air Force One oo la saaray diyaarad ciidan, xilli uu ka soo baxayay shir madaxeedka NATO oo bishii hore ka dhacay Turkiga.
Maxaad kala socotaa heshiiska difaac ee seddex-geesoodka Sacuudiga, Pakistan iyo Turkiga
Il wareed ku dhow dowladda Sacuudiga, oo xogta siiyay AFP, ayaa xaqiijiyay in heshiiska lagu saxiixi doono maalinta Jimcaha ee magaalada Jeddah oo ku taal xeebta Badda Cas.
Muxuu Sacuudigu ka faa'iidayaa dagaalka Iran?
Shirkadaha shidaalka ee Sacuudiga ayaa helay faa’iidooyin ka dhashay kor u kaca qiimaha saliidda intii uu socday dagaalka Iran, inkastoo wax-soo-saarku hoos u dhacay. Haddaba maxay faa’iidooyinkan uga dhigan yihiin Sacuudiga, ma sii jiri doonaan muddo dheer?
Nafaqo-darrada carruurta Baydhabo oo aad looga dayrinayo
Sida laga soo xigtay falanqayntii ugu dambeysay ee IPC, qiyaastii lix milyan oo qof, taasoo ah mid ka mid ah saddexdii qof ee Soomaalida ah, ayaa wajahaya cunto yaraan, iyadoo ku dhawaad 1.9 milyan ay u baahan yihiin gargaar degdeg ah.
Ma taqaanaa gantaalka ugu halista badan ee yalla Afrika xilligaan?
Gantaalkan waxaa la rumeysan yahay inuu la shaqeynayay militariga dalka sannado badan, inkastoo la'aanta xaqiijinta hore ay muujinayso u janjeersiga militariga Aljeeriya ee ah inaysan ku dhawaaqin iibsashada hub cusub.
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 31 Agoosto 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 31 Agoosto 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 28 Agoosto 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 28 Agoosto 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.














































































