BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
Trump oo ka caraysan mowqifka NATO ee dagaalka Iran, iyo Qalibaf oo ku baaqay in dib loo qaabeeyo nidaamka gobolka
Waxay u muuqataa in Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uusan hilmaami doonin mowqifka dalalka Yurub iyo qaar ka mid ah xulafada NATO
TOOS, Dhulgariirro xooggan oo isdaba joog ah oo ku dhuftay Venezuela
Laba dhulgariir oo waaweyn ayaa ku dhuftay caasimadda Venezuela ee Caracas kii koowaad wuxuu ahaa cabbirkiisu 7.2, kii labaadna 7.5.
Masjidul Aqsa oo wajahaya khatar ka imaanaysa Israa'iiliyiinta mayalka adag
Inkastoo Al Aqsa ay tahay meel diimo kala duwan ay shinsadaan, haddana Yuhuudda ayaa hadda u muuqata inay isku gaar yeelayaan, ayagoo jebinaya heshiisyadii xasaasiga ahaa ee hore looga gaaray
'Fasalka 12aad ayaan uga haray iskuulka si aan u noqdo ganacsade
Waxay garatay in waxbarashada tooska ah aysan ahayn riyadeeda. Taas beddelkeeda, waxay aad aad u xiiseeyey ganacsigii aabbihii oo ahaa iibinta agabka dhismaha.
Ma maqashay dhexdhexaadiyaha 'qarsoon' ee qaybta ka ahaa heshiiskii ay dhawaan gaaren Iran iyo Maraykanka
Isla markii lagu dhawaaqay saxiixa heshiiska is-afgaradka ee Washington iyo Tehraan, waxay warbaahintu farta ku fiiqday muhiimadda Pakistan iyo sidoo kale doorka dhexdhexaadinta Qatar, waxaana si gaar ah isha loogu hayaa wasiirkan Qatar.
Sheeko yaab leh: Mataano walaalo ah oo guursaday mataano kale
Walaalaha Taiwo iyo Kehinde Oguntoye ayaa la hadlay BBC ka dib markii ay guursadeen labo gabdhood oo mataano ah.
Soomaalida iyo muwaadiniinta dalal kale oo laga mamnuucay inay galaan dal Afrikaan ah
Sida ay muujisay xog ay soo saartay United Nations horraantii sanadkan, waxaa hadda Libya ku sugan in ka badan 900,000 oo muhaajiriin ah.
Maxaa ka socda Ari-Caddeeye, halkaasoo in ka badan 20 qof loogu dilay aano qabiil?
Dagaalkan oo soo noqnoqday ayaa sida la sheegay salka ku haya muran dhuleed oo in muddo ah ka dhex taagnaa beelaha dagaalku dhex maray.
Qaramada Midoobay: 'Israa'iil waxay ku kacday gumaad ay ka gaysatay Qasa, iyadoo si ula kac ah u beegsatay carruurta'
Guddi baadhitaan oo Qaramada Midoobay ah ayaa sheegay in Israa'iil si ula kac ah u beegsato carruurta Falastiiniyiinta, taasoo keentay gumaad iyo dambiyo ka dhan ah aadanaha
Trump oo dharbaaxo siyaasadeed kala kulmay gudaha Maraykanka
Aqalka Senate-ka Mareykanka ee ay Jamhuuriyiintu gacanta ku hayaan ayaa ansixiyay qaraar faraya Madaxweyne Donald Trump inuu joojiyo dagaalka Iiraan
Dettol oo isku xayaysiisay in ay nadiifiso 'ragga qarriban' kadibna ku qasbanaatay in ay raaligalin ka bixiso
Xayeysiiskan ayaa buuq ka dhaliyay internet-ka Shiinaha, iyadoo qaar ka mid ah dadka ka hadlay ay sheegeen in uu ka soo horjeedo haweenka halka kuwa kalena ay ku baaqeen in la qaadaco shirkadda.
Sidee aabanimadu u badashaa maskaxda ragga?
Nimanka waqti badan ku bixiyay daryeelka caruurtooda ayaa muujiyay dhibcaha ugu badan ee hooseyna testosterone-ka. Kuwa sariirta la wadaaga dhallaankooda sidoo kale waxay ahaayeen kuwa heerar hooseeya.
BBC Somali kala soco TikTok
Ugu hor hel wararka iyo xogta naadirka ah
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Diin iyo Taariikh
Xul
Ma laga soo gudbay casrigii lagu dagaallami jiray taangiyada, maxaase beddelay?
Taangiyada iyo gaadiidka gaashaaman ee si culus u hubaysan ayaa si degdeg ah u luminaya muhiimaddoodii goobaha dagaalka ee u dhexeeya Ruushkaiyo Ukraine.
Dilal, silic iyo arxan-darro: Shan maamul oo taariikh dhiig badan ku reebay Afrika
Markii ay talada qabteen, intooda badan waxay ku xukumeen gacan bir ah, iyagoo hirgeliyey siyaasado cabburin ah oo ay ka mid ahaayeen dilal siyaasadeed, daldalid ama dilal si fagaare ah loo fuliyo, xarigyo aan sharci ku salaysnayn, iyo adeegsiga jirdilka gudaha xarumaha lagu hayo maxaabiista.
Su'aalaha aan jawaabaha loo hayn ee heshiiska Maraykanka iyo Iiraan
Dowladaha Khaliijka carabta ayaa si wadajir ah ay neefta uga soo fuqday balse waxay muujinayaan taxadar ku aadan heshiiska mareykanka iyo Iran.
Maxaan ka ognahay ilaa iyo hadda safarka uu madaxweyne Cirro ku tagay Israa'iil?
Cabdiraxmaan Cirro, madaxweynaha Somaliland ayaa qoraal uu soo dhigay barta Facebook, waxa uu ugu mahadceliyay madaxweyne Isaac Herzog iyo shacabka Israa'iil soo dhawayntooda.
Hormuz ma furmi doonaa, cunaqabateyntana ma laga qaadi doonaa? Qodobbada muhiimka ah ee heshiiska Iran iyo Mareykanka
Kaliya marka Iran la xaqiijiyo inay fulisay shuruudaha heshiiska ayaa la siin doonaa faa’iidooyin dhaqaale.
Afar sababood oo ka hortagi kara xabbad joojin waarta oo dhex marta Iran iyo Maraykanka
Dagaalkan soo cusboonaaday ayaa imaanaya maalmo kadib markii Iran ay gantaal ku garaacday Israa’iil maalintii Axadda.
Maxay tahay goobta haddii aad booqato aadan dib u soo laabayn adiga oo nool?
"Dadka halkan yimaada qorrax-dhaca ka dib mar dambe nolol kuma laabtaan. Dadka yimaada habeenkii waxaa la sheegaa inay dhintaan ama la waayo."
Laacibiinta asal ahaanta Soomaaliga ah ee cayaaraya Koobka Adduunka 2026
Soomaaliya waligeed uma soo bixin Koobka Adduunka, laakiin tartanka sannadkan ka furmay Waqooyiga Ameerika waxaa garoomada dhexdooda ka ciyaari doona laacibiin qaababka kala duwan u sita hiddaha Soomaaliyeed
Halkee ciidamada Mareykanka kaga sugan yihiin bariga dhexe, sababtu se maxay tahay?
Iran ayaa mar kale sheegtay inay beegsatay saldhigyo militari oo Maraykanku leeyahay oo ku yaalla gobolka kadib weerarro cusub oo ay ciidamada Maraykanku fuliyeen.
Waa kuma Saadiq Joon?
Waxaa maalmihii u dambeeyay si wayn baraha bulshada loogu hadal hayay Saadaq Joon, oo horey u soo noqday taliyihii booliiska gobolka Banaadir xilligii dolwadii madaxwayne Farmaajo.
Sheeka-xariirada ay ciidanka Botswana ka sheegaan Janaraal Caydiid
Madaxweyne Duma Boko ayaa ciidamada Botswana u sheegay in askarta dalkiisa ay mar ka hortageen xoogaggii Maxamed Faarax Caydiid ee ku sugnaa magaalada Baydhabo, isaga oo dib u xusay sheeko xariiro uu sheegay inay muujinayso sumcadda Ciidanka Difaaca Botswana (BDF).
Duuliyihii meydka Siyaad Barre sida qarsoodiga ku keenay Soomaaliya oo markii ugu horreysay hadlay
Wuxuu ka sheekeeyey khadad duullimaad oo ay mareen, garoomo dayaaradeed oo ay ku raad-tirteen iyo lambarro duullimaad oo ay isticmaaleen
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 25 Juunyo 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 25 Juunyo 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 24 Juunyo 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 24 Juunyo 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.










































































