BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
Dal doonaya inuu masas iyo yaxaasyo ku ilaaliyo xudduudiisa
Ciidanka Amniga Xuduudaha (BSF) ayaa la faray inay sahamiyaan suurtagalnimada isticmaalka xamaaratada ee dhulka webiyada ee ku teedsan xuduudka si looga hortago tahriibka iyo falalka dambiyada
TOOS, Trump: “Iiraan oo dhan hal habeen gudahiis ayaa lagu burburin karaa, waxaana suuragal ah in habeenkaas uu noqdo Berri".
Donald Trump ayaa sheegay weerarrada ka dhanka ah kaabayaasha dalka Iiraan ay bilaaban doonan maanta saacadda marka ay tahay 20:00 waqtiga Mareykanka, kaas oo qaadan doona afar saacadood, iyagoo dhammaan doona saqda dhexe.
Nin milyaneer ah oo ka taajiray dhulal dayaxa ku yaalla oo uu iibiyey
Dennis Hope ayaa BBC u sheegay 2007dii in uu iibiyo celcelis ahaan 1,500 guri maalintii. Waxa uu sheegay in uu indhaha isku qabto oo uu farta saaro khariidadda dayaxa si uu u doorto meel dayaxa ku taal.
Maxaad ka ogtahay 8da marin-biyood ee ugu muhiimsan caalamka
Marin-biyoodyadan oo door muhiim ah ka ciyaara isku xirka badaha ayaa dhanka kale qayb ka qaata yaraynta masaafooyinka badda, waxayna soo gaabiyaan wakhtiga iyo kharashka
Maraykanku ma ku burburin karaa Iiraan hal maalin?
Madaxweynaha Mareykanka ayaa doonaya in Tehran ay dib u furto marin biyoodka Hormuz oo ah marin muhiim u ah tamarta adduunka, ka hor inta aan la gaarin waqtiga kama dambaysta ah ee uu u qabtay
Dayaxgacmeedka Artemis II oo sawirro cajiib ah ka soo diray meel u dhaxaysa dhulka iyo dayaxa
Hay’adda NASA ayaa sii deysay sawiradii ugu horreeyay ee aadka u tayada sarreeya ee dhulka loo soo diro oo ay qaadeen shaqaalaha Artemis II markii ay marayeen barta kala barka ah ee u dhaxaysa dhulka iyo dayaxa.
Maxaan ka ognahay hindisaha heshiiska ee loo soo bandhigay Iiraan iyo Mareykanka?
Mas'uuliyiinta Iran ayaa hore u sheegay in xabbad-joojin kasta ay u baahan tahay dammaanad qaad ah in Maraykanka ama Israa'iil aysan mar kale weerari doonin Iiraan.
Israa'iil oo weerartay goobta ugu weyn ee kiimikada ee Iran ka dib hanjabaadaha kaabayaasha dhaqaalaha ee Trump
Wasiirka difaaca Israa'iil Israel Katz ayaa soo saaray bayaan uu ku sheegay in ay duqeeyeen xarun shidaal oo ku taal Iran, maadaama buu yiri IDF lagu amray in ay sii wadaan weerarrada ka dhanka ah kaabayaasha Iran "awood kasta."
Soomaaliya oo isu diyaarinaysa soo saarista shidaalkii ugu horreeyey ee "taariikhiga ah" ee xeebaha
Turkiga iyo Soomaaliya waxa ay iskaashigooda uga dhigeen mid rsami ah sannadkii 2024kii, iyaga oo u maray inay samaystaan heshiis wax-soo-saar wadaag ah.
Waa kuma Majid Khademi madaxii sirdoonka Iran ee la dilay?
Majid Khademi waxaa loo magacaabay madaxa ilaalinta sirdoonka ee Wasaaradda Gaashaandhigga bishii Maajo 2018. Sannadkaas, wuxuu beddelay Asghar Mir-Jafari, oo ahaa sarkaal kale oo IRGC ah.
Ma waxaa loo socdaa dagaalkii III ee adduunka mise waa qiyaas laga badbadiyay?
Muddo bil ka badan ayaa laga joogaa markii uu billowday dagaalka Mareykanka iyo Israa'iil ay kula jiraan Iiraan, waxaana sii kordhayay walaaca laga qabo in colaadda Bariga Dhexe ay isku beddesho mid aad u ballaaran.
Marinka Hurmuz: Sida badmaax loogu dilay sariirtiisa mid kalana u badbaaday
Maalintii Maraykanka iyo Israa'iil ay weerarkoodii ugu horreeyey ku qaadeen Iran, markabkii uu la socday Xasan waxa uu markaas dhammeeyay rarista shamiitada mid ka mid ah dekedaha koonfurta Iran.
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Fan iyo Dhaqan
Diin iyo Taariikh
Maqal iyo Muuqaal
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 7 Abriil 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 7 Abriil 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 6 Abriil 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 6 Abriil 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.

























































