BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
TOOS, Eedeysanaha weerarkii mindida Golders Green oo loo gudbiyay barnaamijka dowladda ee la-dagaalanka xagjirnimada
Eedeysanaha weerarkii mindida Golders Green oo loo gudbiyay barnaamijka dowladda ee la-dagaalanka xagjirnimada
Trump maskax ahaan ma u qalmaa in uu noqdo taliyaha guud Ciidanka Mareykanka?
Xildhibaan Dimuqraadi ah oo lagu magacaabo Seth Moulton ayaa weydiiyay Xoghayaha Gaashaandhigga Mareykanka, Pete Hegseth, in uu talo siiyay madaxweynaha si loo qaado weerarro ka dhan ah Iran.
11 nuuc oo kansar ah oo ku faafaya dhallinyarada - saynisyahanno
Sababaha saxda ah ee kor u kaca heerarka kansarka weli si buuxda looma fahmin. Si kastaba ha ahaatee, cilmi-baaristu waxay soo jeedinaysaa in cayilka sii kordhaya uu door ka ciyaari karo, inkastoo aysan ahayn sababta kaliya.
Waa kuma Maxamed Warsame oo loo xushay in uu xubin ka noqdo Guddiga Adeegga Garsoorka Kenya?
Garyaqaanka Guud ee Kenya Martha Koome oo ku dhawaaqaysey go'aanka ayaa sheegtay in hannaanka xulashadu uu tixgeliyey dhammaan saamileyda garsoorka
Turkiga oo isu diyaarinaya inuu dayaxa aado sannadka soo socda
Turkiga ayaa dardar gelinaya barnaamijyadiisa hawada sare oo ay ka mid yihiin dayax gacmeed cusub oo isgaarsiineed, dhismaha xarunta hawada sare ee Soomaaliya, iyo qorshaha howlgalka aaditaanka dayaxa ee sanadka 2027
Qofkii geystay weerarkii lagu qaaday Yuhuudda London oo la sheegay inuu "ku dhashay Soomaaliya"
Weerarkii Arbacada ayaa yimid ka dib markii ay dhaceen dhacdooyin isdaba joog ah bilihii la soo dhaafay oo lala beegsaday bulshooyinka Yuhuuda. Ilaa lix weerar ayaa la diwaan geliyey tan iyo horraantii Oktoobar ee sannadkii hore.
Maxaa ugu wacan Arsenal inaysan weligeed ku guulaysan Champions League
Arsenal waa kooxdii ugu horreysay ee kooxaha waaweyn ee Yurub ee aan waligood ku guuleysan Champions League. 23 jeer ayey ka qayb qaateen tartanka.
Nin la sheegay inuu dhintay oo maalin ka dib markii la aasay dib ugu soo laabtay gurigiisa
Arrintu waxay is beddeshay dhammaadka toddobaadkii la soo dhaafay, markii qoysku helay war sheegaya in booliisku ay Jimcihii heleen mayd si xun isu beddelay
Sawirka Trump iyo saxiixiisa oo ka muuqan doona baasaboorka Maraykanka
Naqshaddan waxaa lagu arkayay sawirka Trump oo ay ku hareereysan yihiin qoraalka ku dhawaaqista madax bannaanida iyo calanka Mareykanka, oo uu la socdo saxiixa madaxweynaha oo dahab ah.
Cod, Waddada isku xirta Nairobi iyo Gaarisa oo rabshado u xiran maalintii labaad, Muddada 3,40
Shirkadaha Basaska qaarkood oo BBC la hadlay ayaa sheegay in ay naftooda iyo tan rakaabka u baqeen ka dib markii dhowr jeer lagu bartilmaameedsaday waddadaas.
Afrikaanka soo galootiga ah oo digniin lagu siiyey inay dukaamadooda Koofur Afrika xiraan
Dareenka ka dhanka ah soo galootiga ayaa helay dhaqaale siyaasadeed sanadihii ugu dambeeyay iyadoo dadka qaar ay aaminsan yihiin in ajaaniibta ay qaadanayaan shaqooyinka gudaha
Askar 'is qarxisay' oo ammaan uu u jeediyay madaxweynahooda
Hay'adaha sirdoonka iyo kuwa soo goostay ayaa sheegay in askartan ay ku hoos jireen amarkii dawladooda ee ahaa in ay isdilaan halkii maxaabiis ahaan loo qaadan lahaa.
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Fan iyo Dhaqan
Diin iyo Taariikh
Maqal iyo Muuqaal
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 1 Maajo 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 30 Abriil 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 30 Abriil 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 29 Abriil 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.

























































