BBC News,
Somali
U gudub qaybta macluumaadka
War
Daawo
Dhageyso
Qaybaha
War
Siyaasad
Soomaali
Haween
Ciyaaro
Saynis iyo Caafimaad
Fan iyo Dhaqan
Siyaasad
Soomaali
Haween
Ciyaaro
Saynis iyo Caafimaad
Fan iyo Dhaqan
Sawirro: Barakacayaasha cusub ee Muqdisho gaaray
Published
18 Febraayo 2017
Boqollaal qoy oo cusub oo abaaraha ka barakacay ayaa gaaray duleedka magaalada Muqdisho.
Qoraalka sawirka,
Caruur iyo dumar ayaa u badan barakacayaasha cusub ee Muqdisho gaaraya
Qoraalka sawirka,
Waxay ka soo qexeen gobolka Baay ka dib markii xoolihii ay abaarta ka dhameysay
Sawirro: Abaaraha ka taagan gobolka Soomaalida Itoobiya
Dadka iyo xoolaha haray waxay wada cunaan raashiinka yar ee ay haystaan
Abaarta hadda taagan mala mid noqon kartaa tii 2011-kii?
Qoraalka sawirka,
Harraad iyo gaajo ayey uga soo barakeceen goobihii ay deganaayeen
Qoraalka sawirka,
Dumar iyo caruur barakacayaal ah oo ku sugan duleedka Muqdisho
Qoraalka sawirka,
Qaar kamid ah waxay gargaar ka heleen dadkii ay soo duldegeen
Qoraalka sawirka,
Qaar kood waxay shaah ku karsadaan meel bannaan ah
Qoraalka sawirka,
Barakacan cusub wuxuu imaanayaa xilli madaxweyne farmaajo uu ku baaqay gurmad degdeg ah
Qoraalka sawirka,
Barakacayaashan cusub waxay dalbanayaan in loo gurmado
Warar kale oo dheeraad ah oo la xiriira qodobkan
Gabay ku saabsan abaaraha oo ay tirisay abwaanad Koos Jamac Dhunkaal
29 Nofembar 2016
Daawo: Saamynta ay abaaraha ku yeesheen xoolo dhaqatada
15 Febraayo 2017
Musiibada abaaraha ee ku habsatay gobolka Waqooyi Bari
11 Febraayo 2017
BBC-da oo u kuurgashay abaarta ka jirta Nugaal
13 Febraayo 2017
Wararka ugu waaweyn
Sidee ayuu u dhici doonaa aaska Ayatollah Cali Khamenei, hoggaamiyihii Iiraan ee la dilay?
6 Daqiiqadood ka hor
TOOS
,
Aaska Khamanei: Naxasha meydka ayaa la geeyay masjidka Tehran
Tababarayaasha iscasilay ama laga eryay Koobka Adduunka 2026
5 Saacadood ka hor
Xul
Sacdiyo Bajaaj oo xabsi 3 sano ah lagu xukumay, maxaa lagu sababeeyey
25 Juunyo 2026
Iran: '$6 bilyan oo hantidii xayirneed ah ayaa naloo sii dayn doonaa'
22 Juunyo 2026
Waa kuma Andy Burnham, ninka la filayo in uu noqdo ra'iisul wasaaraha cusub ee Ingiriiska?
22 Juunyo 2026
Suuriya beddel ma u noqon kartaa Israa'iil si ay u xakameyso Xisbullah?
23 Juunyo 2026
Ma laga soo gudbay casrigii lagu dagaallami jiray taangiyada, maxaase beddelay?
19 Juunyo 2026
Dilal, silic iyo arxan-darro: Shan maamul oo taariikh dhiig badan ku reebay Afrika
15 Juunyo 2026
Su'aalaha aan jawaabaha loo hayn ee heshiiska Maraykanka iyo Iiraan
19 Juunyo 2026
Maxaan ka ognahay ilaa iyo hadda safarka uu madaxweyne Cirro ku tagay Israa'iil?
14 Juunyo 2026
Ugu Aqris Badan
1
TOOS
Aaska Khamanei: Naxasha meydka ayaa la geeyay masjidka Tehran
2
"Hilib aan cunay ayaa sababay in 38 gooryaan laga helo maskaxdeyda"
3
Tababarayaasha iscasilay ama laga eryay Koobka Adduunka 2026
4
Mareykanka oo ka fiirsanaya inuu ciidamadiisa kala soo baxo Sacuudiga
5
Dowladda Ereteriya oo ku amartay muwaadiniinta in ay si degdeg ah lacagtooda u geeyaan bangiyada
You might also like:
news
|
sport
|
weather
|
worklife
|
travel
|
future
|
culture
|
world
|
business
|
technology