BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
'Shaqadaydu waa inaan uur u qaado haweenka aan uur yeelan karin'
Lorna Fidelia waxay ka shaqaysaa sidii hooyo oo kale balse doorkeedu uu ku egyahay in ay uurka ku qaaddo ilmo dad kale. Waxay dhowr sano ka hor qaadday uurka saddex-mataano ah, haddana waxay doonaysaa inay mar kale ilmo qaaddo.
TOOS, UK oo ku dhawaaqday cunaqabateyno ka dhan ah degsiimooyinka Israa’iil ee Daanta Galbeed
UK, ayaa sheegtay inay mamnuuci doontaa soo dejinta badeecadaha laga keeno deegaannada Israa’iil ee ku yaalla Daanta Galbeed ee sida sharci-darrada ah loo haysto, sida uu ku dhawaaqay Xoghayaha arrimaha dibadda Ed Miliband
Sida maskaxda duqsigu u sharxi karo hab-dhaqanka aadanaha
Maskaxda duqsigu waa mid la yaab leh oo dhinacyo badan kaga fiican kombiyuutar aad u awood badan
Maxay bakteeriyada wanaagsan ee afku muhiim ugu tahay caafimaadkaaga? Maxaad cuni kartaa si aad u ilaaliso?
Afkeenna waxa ku jira noocyo badan oo noolayaal yaryar ah, mid kastaana wuxuu leeyahay meel gaar ah oo uu ku nool yahay. Qaar ka mid ah bakteeriyadu waxay ku nool yihiin dusha ilkaha, halka qaar kalena ay ku nool yihiin carrabka. Qaar kale ayaa ku dhuunta meelaha yaryar ee u dhexeeya ilkaha iyo cirridka.
Waa kuma Xaafid Ameir? Ninka daaha gadaashiis ka maamulayay Tanzania?
Carruurtooda waxaa ka mid ah Wanu Xaafid Ameir, oo ah siyaasi, xildhibaan ka tirsan deegaanka Makunduchi, isla markaana ah Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada, Sayniska iyo Teknolojiyadda.
Dawladda UK oo maanta la filayo inay ku dhawaaqdo tallaabo ka dhan ah israa'iil iyo Israa'iil oo ka digtay
Wasiirka Arrimaha Dibadda Britain, Ed Miliband, ayaa la filayaa inuu Talaadada maanta baarlamaanka u soo bandhigo tallaabooyinka cusub ee dowladda, kuwaas oo ay ku jiri karaan xayiraado lagu soo rogo ganacsiga badeecooyinka beeraha ee laga keeno deegaannada ay Israa'iil ka sameysatay Daanta Galbeed.
Kenya oo ka hadashay howlgallada ka dhanka ah ajaaniibta aan shariga haysan ee dalka ku sugan
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in aan la soo saarin wax amar ah oo ajaanibta dalka ku sugan loogu sheegayo inay Kenya ka baxaan, kaddib dood ka dhalatay hadallo uu Madaxweyne William Ruto ka sheegay ka qaybgalka ajaanibta ee ganacsiyada yaryar.
Ma dhabbaa in cunista yaanyada badan ay sababi karto dhagaxaanta kelyaha?
Shaqada ugu weyn ee kelyuhu waa inay sifeeyaan qashinka iyo sunta ku ururta jidhka, kadibna ay ka saaraan iyaga oo kaadida ku dhex saaraya.
Maxay Israa'iil ugu ugu dhawaaqday gacanta ku haynta Buuraha Cali Daahir?
Isbadalada dhanka milatariga ee ka socda Buurta Cali Dahir lagama sooci karo sawirka guud ee isbeddelada dhanka milatariga iyo siyaasadda.
Tobanka xayawaan ee ugu khatarta badan adduunka
Xayawaan kee ayaa dadka ugu badan sababa dhimashadooda sannad kasta? Haddii aad u malaysay inuu yahay libaax-badeedka, waad qaldan tahay.
WhatsApp: Sida lacag loogu diro kooxaha xagjirka ah
Sida WhatsApp lacag loogu diro UK iyo qeybaha kale ee dunida si sharci-darro ah.
Dad ku dhintay diyaarad ku burburtay garoonka Miami
Mas’uuliyiintu waxay sheegeen in shan qof ay dhinteen, halka shan qof oo kalena ay si daran u dhaawacmeen, kaddib markii diyaarad xamuul oo nooca Boeing 767-300 ah ay ka baxday dhabaha diyaaradaha xilli ay degaysay
BBC Somali kala soco TikTok
Ugu hor hel wararka iyo xogta naadirka ah
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Diin iyo Taariikh
Xul
Raysal wasaaraha Canada oo wajahaya tijaabo muhiim ah kadib markii uu ka baxay heshiiskii Trump
Ra’iisul Wasaaraha Canada wuxuu wajihi doonaa tijaabo muhiim ah, maadaama uu u baahan yahay inuu shacabka ku qanciyo in go’aankiisii ahaa inuu ka tanaasulo wadaxaajoodyadii Aqalka Cad uu u qalmo cawaaqibka ka dhalan kara.
Garsoore Mareykan ah oo xayiradda fiisaha ka qaaday Soomaaliya iyo 74 dal oo kale
Garsoore Mareykan ah ayaa Jimcihii 21-kii Agoosto baabi'iyay siyaasadda maamulka Donald Trump ee hakisay fiisooyinka muwaadiniinta 75 waddan, oo ay ku jirto Soomaaliya.
Nolosha qarsoodiga ah ee hoggaamiyaha Iiran iyo shaki laga muujiyay xaaladdiisa nololeed
Toddobaadkii hore, waxaa magaalooyinka Tehran, Qom iyo Mashhad lagu qabtay xuska sannad-guuradii 40-aad ee geeridii Cali Khamenei. Xuska munaasabdaas, Mojtaba Khamenei kama uusan soo qaybgelin taxanaha cusub ee xafladahaas, mana jirin wax muuqaal ama cod ah oo laga baahiyay isaga.
Muxuu waddankaan saaxiibka la ah Soomaaliya u diiday in uu ku biiro heshiiska Turkiga, Sacuudiga iyo Pakistan?
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Turkiga Hakan Fidan ayaa hore u sheegay in Masar ay ku biiri karto heshiiska marxalad dambe, sababtoo ah, sida uu sheegay, Qaahira waxaa loo arkaa "saaxiib dabiici ah" oo ka tirsan saddexda waddan.
Cabdi Daysane oo BBC uga warramay guusha uu ka gaaray doorashada Minnesota
Natiijada doorashada hordhaca ah waxay Daysane u tahay tallaabo muhiim ah, waxaana uu hadda diiradda saari doonaa doorashada guud iyo ololaha ballaaran ee ka horreeya.
Trump oo qirtay in si qarsoodi ah loo saaray diyaarad aan ahayn tan madaxweynaha cabsi laga qabo Iran
Arrintan ayaa soo shaac-baxday ka dib markii la soo wariyay in Trump uu raacay diyaaradda Air Force One 8-dii July iyadoo ay arkayaan kamaradaha telefishinka, ka hor inta uusan ku dhuuman gaari cuntada qaada si loogu wareejiyo diyaarad milatari.
Sidee BBC-du ugu suurtagashay inay dabagal ku hesho madaxii sirdoonka Bashar al-Assad ee is qarinayay?
Waxaan sawirro ka qaadnay bog kasta oo ka mid ah buug-xusuustii laga helay guriga Hussam Luka, markii aan London ku soo laabannayna, waxaan bilownay inaan hubinno dhammaan 155-ka lambar ee taleefan ee ku qornaa.
Warar sheegaya in Trump uu ku dhex dhuuntay gaariga cuntada ee gudaha diyaarad sir ah cabsi laga qabay hanjabaadda Iiraan
Warbaahinta Mareykanka ayaa sheegtay in madaxweynaha Mareykanka laga wareejiyay diyaaraddii hore ee Air Force One oo la saaray diyaarad ciidan, xilli uu ka soo baxayay shir madaxeedka NATO oo bishii hore ka dhacay Turkiga.
Maxaad kala socotaa heshiiska difaac ee seddex-geesoodka Sacuudiga, Pakistan iyo Turkiga
Il wareed ku dhow dowladda Sacuudiga, oo xogta siiyay AFP, ayaa xaqiijiyay in heshiiska lagu saxiixi doono maalinta Jimcaha ee magaalada Jeddah oo ku taal xeebta Badda Cas.
Muxuu Sacuudigu ka faa'iidayaa dagaalka Iran?
Shirkadaha shidaalka ee Sacuudiga ayaa helay faa’iidooyin ka dhashay kor u kaca qiimaha saliidda intii uu socday dagaalka Iran, inkastoo wax-soo-saarku hoos u dhacay. Haddaba maxay faa’iidooyinkan uga dhigan yihiin Sacuudiga, ma sii jiri doonaan muddo dheer?
Nafaqo-darrada carruurta Baydhabo oo aad looga dayrinayo
Sida laga soo xigtay falanqayntii ugu dambeysay ee IPC, qiyaastii lix milyan oo qof, taasoo ah mid ka mid ah saddexdii qof ee Soomaalida ah, ayaa wajahaya cunto yaraan, iyadoo ku dhawaad 1.9 milyan ay u baahan yihiin gargaar degdeg ah.
Ma taqaanaa gantaalka ugu halista badan ee yalla Afrika xilligaan?
Gantaalkan waxaa la rumeysan yahay inuu la shaqeynayay militariga dalka sannado badan, inkastoo la'aanta xaqiijinta hore ay muujinayso u janjeersiga militariga Aljeeriya ee ah inaysan ku dhawaaqin iibsashada hub cusub.
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 9 Sebtembar 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 8 Sebtembar 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 8 Sebtembar 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 7 Sebtembar 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.














































































