Maxay tahay sababta baarlamaanka Waqooyi Bari uu xasaanadii uga qaaday 5 xubnood oo ka mid ah golaha?

Published
Waqtiga akhriska: 1 daqiiqo

Xildhibaannada maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya, ayaa shalay sida ay warbaahinta la wadaageen waxa ay cod aqlabiyad ah xassaanadii uga qaadeen shan xubnood oo ka tirsanaa Golahaas, kuwaas oo xeer-ilaalnta maamulkaas ay ku eedaysay in Somaliland ay xiriir la sameeyeen.

Haddaba Xildhibaannada xubanahaasi xasaanadda kala noqday waxaa ka mid ah Xildhibaan Colaad Cabdiraxmaan Colaad oo ugu warramaya wariyaha BBC-da Xasan Sheekh Cumar sababta arrintaan keentay iyo eedaha la soo jeediyay.

Halkaan ka dhagayso waraysiga:

Qoraalka Codka,